Maareeyaha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Md. Mustafa Yaasin Sheikh, oo ku sugan Shirka Horumarinta Isgaarsiinta dalalka Carabta ayaa ka qeybgalaya doodcilmiyeed looga hadlayo waxyaabaha mudnaanta u leh gobolka Carabta, hirgelinta ballanqaadyada mashaariic wax-ku-ool ah iyo koruqaadista horumarinta dhaqaalaha
