Hay'adda Isgaarsiinta Qaranku waxay samaysaa oo daabacdaa cilmi-baaris ku salaysan xog iyo caddaymo la xaqiijiyey, si ay u taageerto go'aan-qaadashada nidaaminta, kormeerka suuqa iyo ilaalinta macaamiisha. Daabacaadahani waxay soo bandhigaan xog iyo falanqayn ku saabsan qaybta isgaarsiinta Soomaaliya, badqabka dhijitaalka ah, adeegsiga teknoolojiyadda iyo ka-qaybgalka dijitaalka ah, kuwaas oo saldhig u ah dejinta siyaasado isgaarsiineed oo xog-ogaal ah oo wax-ku-ool ah.
| # | Daabacaadda Cilmi-baarista | Falalka |
|---|---|---|
| 1 | Warqadda Cilmi-baarista ee Kahor Xeer-nidaaminta | |
| 2 | Sahanka Qiimaynta Adeegyada Isgaarsiinta iyo Warbixinta Falcelinta Macaamiisha | |
| 3 | Cilmi-baarista Jinsiga iyo Ka-qaybgalka Dhijitaalka ah | |
| 4 | Cilmi-baarista Suuqa |
Dhawaan Filo
|
| 5 | Cilmi-baarista Macaamiisha |
Dhawaan Filo
|
| 6 | Cilmi-baarista Badbaadada iyo Kalsoonida Dhijitaalka ah |
Dhawaan Filo
|
| 7 | Cilmi-baarista Teknoolojiyadaha Soo Ifbaxaya |
Dhawaan Filo
|
| 8 | Daraasadaha Caqabadaha Qaadashada |
Dhawaan Filo
|
