Hay’adda Nidaamisa Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda Soomaaliya
Hoyga Adeegyada Habraaca Diiwaangelinta Heshiiska Adeegga Isku-xirka

Habraaca Diiwaangelinta Heshiiska Adeegga Isku-xirka

Dukumentiga Habraaca Diiwaangelinta Heshiiska Isku-xirka wuxuu soo bandhigayaa tilmaamaha iyo habraacyada rasmiga ah ee Shirkadaha isgaarsiinta ee rukhsadda haysta ay heshiisyadooda isku-xirka uga diiwaangelinayaan Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ). Hoos kala soo deg dukumentiga si aad u hesho faahfaahinta habraaca oo dhammaystiran, shuruudaha iyo foomamka la adeegsanayo.

Dukumentiga Falalka
Habraaca Diiwaangelinta Heshiiska Adeegga Isku-xirka