Hay’adda Nidaamisa Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda Soomaaliya
Hoyga Agabka Warsidaha Isgaarsiin

Warsidaha Isgaarsiin

Warsidaha Isgaarsiin waa warside rasmi ah oo lixdii biloodba mar ay soo saarto Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka. Warsiduhu wuxuu soo bandhigaa wararka iyo warbixinnada Hay'adda, isbeddellada nidaaminta, horumarrada qaybta isgaarsiinta iyo teknoolojiyadda, xiriirrada caalamiga ah iyo guulaha muhiimka ah, isaga oo sidoo kale iftiiminaya yoolasha mustaqbalka.

Caddadka 1aad
Caddadka 1aad
Caddadka 1aad
Janaayo – Juun 2023
Caddadka 2aad
Caddadka 2aad
Caddadka 2aad
Julaay – Disembar 2023
Caddadka 3aad
Caddadka 3aad
Caddadka 3aad
Janaayo – Disembar 2024
Caddadka 4aad
Caddadka 4aad
Caddadka 4aad
Janaayo – Juun 2025