Xarunta Internet Baratakoolka Nooca Lixaad (IPv6) ee Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka waxay u heellan tahay dardargelinta qaadashada iyo hirgelinta IPv6 ee shabakadaha isgaarsiinta Soomaaliya.
Maadaama cinwaannada IPv4 ay sii yaraanayaan, qaadashada IPv6 waxay muhiim u tahay xaqiijinta kobaca joogtada ah iyo waaritaanka kaabayaasha internet-ka iyo dhaqaalaha dhijitaalka ah ee Soomaaliya.
Booqo Website-ka Xarunta IPv6