Hay’adda Nidaamisa Isgaarsiinta & Teknoolojiyadda Soomaaliya
Hoyga Agabka Warbixinnada

Warbixinnada

Daabacaado rasmi ah oo habaysan, kuwaas oo soo bandhigaya falanqayn dhammaystiran oo ku saabsan waxqabadka qaybta isgaarsiinta & teknoolojiyada, nidaaminta iyo horumarka Hay'adda. Warbixinnadani waxay muujinayaan sida ay Hay'adda uga go'an tahay hufnaanta, isla-xisaabtanka iyo maamul ku dhisan xog iyo caddaymo la xaqiijiyey oo lagu hago qaybta isgaarsiinta Soomaaliya.

# Magaca Dukumentiga Sannadka Falalka
1 Warbixinta Sannadlaha ah 2020 – 2021
2 Warbixinta Sannadlaha ah 2022 – 2023
3 Warbixinta Sannadlaha ah 2024 – 2025
# Magaca Dukumentiga Sannadka Falalka
1 Warbixinta Dib-u-eegista Kaddib ee Qaab-dhismeedka Rukhsad-bixinta Mideysan (ULF) 2020 – 2024
2 Qiimaynta Xeer-nidaamiyaha Tayada Adeegga (QoS) iyo Natiijooyinka Dhaqangelinta ---
Dhawaan Filo
3 Falanqaynta Farqiga Xeer-nidaaminta iyo Khataraha Soo Ifbaxaya — Qaybta Isgaarsiinta ---
Dhawaan Filo
4 Qiimaynta Maareynta Hirarka iyo Dib-u-habaynta Siyaasadaha ---
Dhawaan Filo