Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka waxaa loo igmaday inay xaqiijiso in adeegyada isgaarsiintu noqdaan kuwo caddaalad ah oo qiimahoodu yahay mid la awoodi karo. Halkan, macaamiishu waxay ka heli karaan xogtii ugu dambeysay ee ku saabsan qiimaha adeegyada Wicitaannada Moobillada, Internet-ka Moobillada, Xirmooyinka Isku-dhafan iyo Internet-ka Guriga ee ay bixiyaan adeeg-bixiyeyaasha isgaarsiinta ee rukhsadda haysta.
Dooro Shirkadda

Hormuud
Mobile Voice
Nooca Adeegga
