Sida ku cad Qodobbada 37, 38, 39, 40 iyo 41 ee Sharciga Isgaarsiinta Qaranka ee 2017, cidna ma gudbin karto ama ma heli karto calaamad raadiye iyadoo adeegsanaysa qalab raadiye, haddii aysan haysan rukhsadda hirarka raadiyaha ee ay Hay'addu bixisay, isla markaana aysan u hoggaansamin shuruudaha rukhsadda.
Shirkadaha soo socda waxay Hay'adda Isgaarsiinta Qaranka ka haystaan oggolaansho iyo rukhsad ay adeegyo kaga bixiyaan Soomaaliya.
Rukhsadaha Hawlgalka
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | AMTEL SOMALIA | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| 2 | GOLIS TELECOM SOMALIA | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| 3 | HORMUUD TELECOM SOMALIA | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 4 | NATIONLINK TELECOM | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta (Shuruud ku xiran) | Aan u hoggaansanayn |
| 5 | SOMLINK | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta (Shuruud ku xiran) | Socodsiin ku jira |
| 6 | SOMTEL SOMALIA | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| 7 | SOMTEL LTD | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| 8 | SOMTEL TELECOMMUNICATIONS COMPANY | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| 9 | TELESOM COMPANY | Rukhsadda Mideysan ee Bixiyeyaasha Kaabayaasha iyo Adeegyada Isgaarsiinta (CISP) | Rukhsad haysta | Socodsiin ku jira |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Durdur Telecom | Rukhsadda How-wadeenada Shabakadaha Isgaarsiinta ee aan Kaabayaasha lahayn (MVNO) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 2 | SOMNET TELECOM | Rukhsadda How-wadeenada Shabakadaha Isgaarsiinta ee aan Kaabayaasha lahayn (MVNO) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 3 | Soltelco | Rukhsadda How-wadeenada Shabakadaha Isgaarsiinta ee aan Kaabayaasha lahayn (MVNO) | Aan rukhsad haysan | Ma khuseyso |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | DALKOM SOMALIA | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta ee Caalamiga ah (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 2 | SOMCABLE | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta ee Caalamiga ah (CIP) | Aan rukhsad haysan | Aan u hoggaansanayn |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Netlink Somalia | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 2 | Speedlink | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 3 | Starnet Telecom | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 4 | Astaan Limited | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 5 | Somcast Networks Limited | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 6 | Bestnet | Rukhsadda Bixiyeyaasha Kaabayaasha Isgaarsiinta Heer Goboleed (CIP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | SOMCAST NETWORK LIMITED | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 2 | Bluecom | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 3 | SOMALI OPTICAL NETWORK | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 4 | INFOMAGE SOLUTIONS LTD | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 5 | Safari link ISP | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 6 | Damal Internet and Ict Providers | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 7 | One Click Internet Provider | Rukhsadda Bixiyeyaasha Barnaamijyada iyo Adeegyada Isgaarsiinta (ASP) | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Talo Consulting | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| 2 | Gawle Air Cargo LLC | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| 3 | VIVACOM | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| 4 | Al Madina Development and Supply LLC | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| 5 | BCE Systems | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| 6 | Somspace Information Communications and Technology LTD | Qeybinta, Rakibidda iyo Hagaajinta Qalabka Isgaarsiinta | Rukhsad haysta | Ma khuseyso |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda | U-hoggaansanaanta |
|---|---|---|---|---|
| 1 | Aleelo Tech | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 2 | Center for Media and Technology (CMT) | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 3 | Daa'uus | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 4 | Fiddo Technology | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 5 | Horsan Corporation LTD | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 6 | JeesTech Limited | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 7 | Kaafiye Technology Center | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 8 | Key Message LLC | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 9 | Maanshiil LTD | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 10 | Modern Technology | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 11 | Raed Innovation and Technology LTD | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 12 | Recent IT | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 13 | Somali Network Information Centre (SONIC) | Howlwadeenka Diiwaanka Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 14 | SOSTEC | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 15 | Suubbis LTD | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 16 | Swift Comma | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 17 | Tabaarak ICT Solution | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 18 | Tasjiil Technology | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 19 | Tayocom | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 20 | TechZone Business Solution | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
| 21 | Yooltech | Domain-ka .SO | Rukhsad haysta | U hoggaansan |
Rukhsadaha Hirarka
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | Amtel Somalia | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-001/2023) | Rukhsad haysta |
| 2 | Golis Telecom Somalia | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-002/2023) | Rukhsad haysta |
| 3 | Hormuud Telecom Somalia | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-003/2023) | Rukhsad haysta |
| 4 | Somtel Somalia | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-004/2023) | Rukhsad haysta |
| 5 | Telesom Company | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-005/2023) | Rukhsad haysta |
| 6 | Somtel LTD | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-006/2024) | Rukhsad haysta |
| 7 | SOMTEL TELECOMMUNICATIONS COMPANY | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-007/2024) | Rukhsad haysta |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | Astaan TV | Rukhsadda Shabakadda Multiplexer-ka TV-ga Dhijitaalka ah ee Dhulka Mara | Rukhsad haysta |
| 2 | Bile Media | Rukhsadda Shabakadda Multiplexer-ka TV-ga Dhijitaalka ah ee Dhulka Mara | Rukhsad haysta |
| 3 | Rajo Cable TV | Rukhsadda Shabakadda Multiplexer-ka TV-ga Dhijitaalka ah ee Dhulka Mara | Rukhsad haysta |
| 4 | SALAM CABLE TV | Rukhsadda Shabakadda Multiplexer-ka TV-ga Dhijitaalka ah ee Dhulka Mara | Dhacay |
| 5 | KAAFI CABLE TV | Rukhsadda Hirarka (NCA-MFSL-005/2023) | Dhacay |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | GALSOM GENERAL TRADING "PTY LTD" | Rukhsadda Gudbiyaha Dayax-gacmeedka / Qaybinta Adeegga Baahinta | Rukhsad haysta |
| 2 | IQ BROADCAST | Rukhsadda Gudbiyaha Dayax-gacmeedka / Qaybinta Adeegga Baahinta | Dhacay |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | ARLAADI MEDIA NETWORK | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| 2 | Radio Mustaqbal | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| 3 | Radio Wadaag | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| 4 | Radio Hilaac | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| 5 | Olympic Media and Network LTD | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| 6 | Dalsan Media Group | Rukhsadda Saldhigga Baahinta FM-ta ee Ganacsiga | Dhacay |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | SITA B.V. | Rukhsadda Saldhigga Dhulka ee Duulista Hawada | Dhacay |
| 2 | FREEDOM AIRLINE EXPRESS LTD | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 3 | HALA AIRLINE LIMITED | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 4 | JUBBA AIRWAYS | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 5 | Maandeeq Air Logistics LTD | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Dhacay |
| 6 | DALMAR AIR | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 7 | DISCOVERY AIRWAYS LTD (6O-AAC) | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Dhacay |
| 8 | DISCOVERY AIRWAYS LTD (6O-AAE) | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Dhacay |
| 9 | DISCOVERY AIRWAYS LTD (6O-AAF) | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Dhacay |
| 10 | PREMIER AIRLINES (60-PAA) | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 11 | STARSKY AVIATION LTD (60-YAS) | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 12 | GAMTECS HOLDINGS - HELICOPTER AB412, 6O-AAH | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 13 | GAMTECS HOLDINGS - CESSNA 172RG, 6O-AAK | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 14 | GAMTECS HOLDINGS - CESSNA FR172J, 6O-AAJ | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| 15 | GAMTECS HOLDINGS - HELICOPTER AB412, 6O-AAG | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Diyaaradda | Rukhsad haysta |
| # | Magaca Shirkadda | Nooca Rukhsadda | Xaaladda |
|---|---|---|---|
| 1 | SMRCC | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 2 | AL-AAMIN FISHING COMPANY | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 3 | F/V SAHARLA | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Socda |
| 4 | PALOMA Blue Wave Fishing LTD | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 5 | AL-AYNAYN FISHING COMPANY | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 6 | DAANA FISHING COMPANY | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 7 | SOMTUNA FISHING CO | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
| 8 | SMS1 | Rukhsadda Saldhigga Raadiyaha Maraakiibta | Rukhsad haysta |
