Dalkom an International Communications Infrastructure Provider License (CIP).
Maareeyaha Hay’adda Isgaarsinta Qaranka ayaa gudoonsiiyay Shirkadda Dalkom Rukhsadda Kaabayaasha Isgaarsiinta (International Communications Infrastructure Provider License – CIP). Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka waxay ku guda jirtaa nidaaminta suuqa isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda, iyo Rukhsad siinta adeeg bixiyayaasha Isgaarsiinta.