Ruqsadaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta

admin April 4, 2020

Ruqsadaha Isgaarsiinta iyo Warbaahinta

Kadib go’aan Hay’adda Isgaarsiinta Qaranku (HIQ) soo saartay 17 Febaraayo 2020, oo la xiriiray ruqsadaha isgaarsiinta iyo warbaahinta, waxaa Sharciga Isgaarsiinta Qaranka iyo go’aankii HIQ u hogaansamay shirkadaha hoos ku xusan oo soo dalbaday rukhsadda Isgaarsiinta, Teknolojiyadda iyo Hirarka waqtigii loo talogaly oo ku ekaa 1 da Apriil 2020:

Shirkadaha Isgaarsiinta & Internetka

  1. Amtel
  2. SomLink
  3. Sahal Telecom
  4. Dalkom Somalia
  5. Somali Optical Networks
  6. SomCast

Shirkadaha telefishinnada

  1. Asal 24
  2. Astaan TV
  3. Rajo Cable TV

Waxaa lagu wargelinayaa shirkadaha adeegyada isgaarsiinta iyo warbaahinta bixiya in ay dhowraan una hogaansamaan Shuruucda iyo Xeer-nidaamiyaasha dalka lana ogolaandoonin in ay ruqsad la’aan wadanka uga shaqeeyaan.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *