Rukhsadda Hirarka (Broadcasting Spectrum License) MCTV

NCA August 27, 2021

Rukhsadda Hirarka (Broadcasting Spectrum License) MCTV

Hayadda Isgaarsinta Qaranka waxay gudoonsiisay Maamulka shirkadda muuqaal laliska ee #Mogadishu_cable Rukhsadda Hirarka (Broadcasting Spectrum License).
HIQ waxay ku guda jirtaa nidaaminta iyo rukhsad bixinta dhamaan isticmaalka hirarka Qaranka.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *