Blog Post

02 Nov
By: NCA 0 0

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsinta Qaranka ayaa gudoonsiiyay Shirkadda Dalkom Rukhsadda Kaabayaasha Isgaarsiinta

Maareeyaha Hay’adda Isgaarsinta Qaranka ayaa gudoonsiiyay Shirkadda Dalkom Rukhsadda Kaabayaasha Isgaarsiinta (International Communications Infrastructure Provider License – CIP).
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka waxay ku guda jirtaa nidaaminta suuqa isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda, iyo Rukhsad siinta adeeg bixiyayaasha Isgaarsiinta.

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *