Blog Post

30 Oct
By: NCA 0 0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa kulan la qaadatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Caalamiga ah ee International Finance Corporation (IFC).

Maareeyaha, La taliyeyaasha iyo Agaasimayaasha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Caalamiga ah ee International Finance Corporation (IFC).
HIQ iyo IFC ayaa waxa ay ka wada hadleen dardar-galinta howlaha labada dhinac iyo xoojinta wada shaqeynta.
Hay’adda IFC ayaa waxa ay kamid tahay hay’adaha caalamiga ah ee kala shaqeeya HIQ dhinaca farsamada iyo abaabulka qeybaha isgaarsiinta dalka

Leave a Comment

Your email address will not be published. Required fields are marked *