Month: October 2021

30 Oct
By: NCA 0 0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka ayaa kulan la qaadatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Caalamiga ah ee International Finance Corporation (IFC).

Maareeyaha, La taliyeyaasha iyo Agaasimayaasha Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiin ka socday Hay’adda Caalamiga ah ee International Finance Corporation (IFC).
HIQ iyo IFC ayaa waxa ay ka wada hadleen dardar-galinta howlaha labada dhinac iyo xoojinta wada shaqeynta.
Hay’adda IFC ayaa waxa ay kamid tahay hay’adaha caalamiga ah ee kala shaqeeya HIQ dhinaca farsamada iyo abaabulka qeybaha isgaarsiinta dalka
Read More
08 Oct
By: NCA 0 0

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa soo saartay warbixin sanadeedkii ugu horreeyay ee 2020-2021

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa soo saartay warbixin sanadeedkii ugu horreeyay ee 2020-2021. Warbixinta waxay soo bandhigeysaa guulihii ay Hay’addu ka gaartay in la abuuro suuq isgaarsiineed oo uu tartan furan ka jiro, sahlayana in la maalgashto Isgaarsiinta iyo Tiknoolojiyadda. HIQ waxay diyaarisay shuruucdii Rukhsadaha Isgaarsiinta, waxayna bixisay rukhsadaha shirkadaha. Sidoo Kale, HIQ waxay dajisay shuruucdii lagu maamuli lahaa hirarka iyo lambarrada isgaarsiinta dalka, iyo isku-xirka Shirkadaha.
Warbixinta oo dhamestiran halkan ka aqriso: https://nca.gov.so/annual-reports/
Read More