Xeer-nidaamiyeyaasha

03 Jun
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka waxay soo diyaarisay tiro xeer-nidaamiyeyaal ah (regulations) oo loogu talo galay in lagu dhaqan-geliyo Xeerka Isgaarsiinta Qaranka.
Inkastoo uu yahay sharciga ugu da’da yar ee  Madaxweyne Soomaaliyeed saxiixay, haddana Xeerka Isgaarsiinta Qaranku wuxuu noqon doonaa sharcigii ugu horreeyay ee loo soo sarrifo xeer-nidaamiyeyaal si loo fuliyo.

 

Muunadda Rukhsadda Shirkadaha Isgaarsiinta
Xeernidaamiyaha Iskuxirka
Ogeysiis Dadweyne Iskuxirka final
 Sharciyada Habraaca ee HIQ
 Xeernidaamiyaha Lambarinta